RW Khayre oo booqday goob lagu xusuusto halgamayaasha waddanka Imaaraadka Carabta (Daawo Sawirro)

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa maamuus u sameeyay daljirayaasha dahsoon ama dadka u soo halgamay aasaaska dalkaasi. Kheyre ayaa ubax dhigay xarunta lagu maamuuso dadka u soo halgamay una dhintay Imaaraadka Carabta oo lagu magacaabo Karaama, isagoo sallaan ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada maamuuska dalkaasi. Madaxa … Continue reading RW Khayre oo booqday goob lagu xusuusto halgamayaasha waddanka Imaaraadka Carabta (Daawo Sawirro)